Somali Prime Time Radio Fabril

Podcast
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
  • 2016.09.28_1906.36-1959.25__Caweeska_Radiofabrik
    52:49
audio
52:40 Min.
Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik
audio
52:00 Min.
Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik
audio
52:46 Min.
Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik
audio
53:48 Min.
Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik
audio
52:44 Min.
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
audio
51:32 Min.
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
audio
52:01 Min.
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
audio
52:39 Min.
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
audio
52:21 Min.
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)

Barnaamijka maanta waxaan kusoo qaadan doona qodob ay kamid yihiin: Trump oo sheegay in dooda soo socota Clinton uu si adag u weeri doono, nin wariya ah oo Somalia lagu dilay.

Ganacsiga waxaan kusoo qaadan doona wadamada Opec oo uu dhib ka haysto sidii ay ugu heshiin lahaayeen in ay dhimaan wax soo saarka saliida si sicirka saliida uu usoo kabsado, iyo Redbul oo lacag fara badan faaiiday.

Ciyaaraha waxaan kusoo qaadan doona ciyaaraha Champions league natiijadoodi iyo Sam Allardyce oo ka tagay shaqadii tabaraha Xulka Qaranka England.

Barnaamijka cafimaadka maanta waxaan kusoo qaadan doona cudurka Dhiig Karka, barnaamijka waxaa marti ku Ah Dr. Abdijalil

Inta uu socdo barnaamijka waxaa sidoo kale ka marneyn kaalmaha sugaanta!

Schreibe einen Kommentar