24.03.2017 - Barnaamijka maanta waxaan kusoo qaadan doona qodobadii ugu danbeeyay wararka caalamka. Waxaa sidoo kale kusoo qaadan doonaa barnaamijka ciyaaraha Wenger oo qoorta loogu jiro iyo Chelsea oo ciyaaryahan Muhim ah qarka u saaran in ay lasoo saxiixato...
09.02.2017 - Dhageestayaal barnaamijka maanta waxaan kusoo qaadan doona qodobo ay kamid yihiin; Doorashada Somalia iyo madaxweynaha la doortay, waxaan sidoo kale kusoo qaadan doona wararkii ugu danbeeyay caalamka iyo Somalia. barnaamijka ciyaarahana waxaan...
26.01.2017 - Waxaa barnaamijka qeyb ka noqon doono warka caalamka oo aan maanta idinku hayno qodobada warka caalamka ugu xasaasisan, waxaa sidoo kale qeyb ka noqon doono Trump oo durba bilaabay qorshe uu ka xanibayo qaxootiga yimaada mareykanka, barnaamijka...
12.01.2017 - Barnaamijka waxaan kusoo qaadan doonaa, warka caalamka. barnaamijka dhaqaalaha iyo ganacsiga iyo ciyaaraha, barnaamijka waxaa sidoo kale qeyb ka ah heeso xul.